Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 12 2008
Musharaxa Nurdiin Aadan Diiriye iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Kusii Jeeda Gobolka Barri
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 12 August 2008

Nuur DiinPuntland,(insidesomalia.org)-Musharaxa Nuradin Adan Diriye Musharaxa Madaxweynaha Puntland  Ayaa shirarkiisa kala duwan la yeeshay.

 

Gudiga Nabad Gelyadda Iyo Odayaasha Gobolka Mudug

Uuruadda Haweenka Iyo Bulshadda Inteeda kale

Waxbarashadda, Sportiga Iyo Dhalinyadda Gobolka Mudug

Isimada, Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Mudug.

 

Mudane: Nurdiin ayaa shirarkiisa uu la qaatey Bulsho weynta ku nool Gobolka Mudug waxa uu la soo qaaday xaalada guud ee gobolka mudug iyo waliba dhamaan xaalada uu ku sugan yahay Maamulka Puntland, Waxaana  uu sheegey in loo baahan yahay si deg deg ah in wax looga qabto xaalada guud ee Maamul goboleedka Puntland..

 

Sidoo kale Nurdiin waxaa uu sheegey inuu jiro Hadda Maamulka Puntland isagana aan looga baahneyn inuu wax qabto ee wax yaabaha uu hadda Balan qaadaayo ay yihiin wax uu qaban doono marka uu ku guuleystey Madaxtinimada Maamulka Puntland.

 

Musharax Nurdiin waxaa uu sidoo kale ka Hadley Xaallada guud ee gobolka Mudug iyo dadka mudooyinkii danbe ay kala qabsanayeen beelaha wada dega gobolka mudug waxaana uu ugu baaqey beelaha ay iminka Xiisadu ka dhex taagan tahay inay dajiyaan xaalada islamarkaasina ay wada hadal wax ku xaliyaan ayna ogadaan inuusan dagaal Fa’iido lahayn.

 

Dhamaan shirarkaasi uu layeeshay Bulshada ku dhaqan gobolka mudug ayaa kusoo dhamaadey jawi wanaagsan isagoo lagu wado inuu u anbabixidoono Gobolada kale ee Puntland, islamarkaasina uu kulamo badan  layeelan doono Bulshooyinka ku nool Gobolada kale

 

Ma’ahan Musharax Nurdiin Musharixii ugu horeeyey ee iska soo sharaxa gobolada puntland waxaana jirey Musharixiin hore oo isu soo taagey xilka Madaxtinimada Maamulka puntland oo iminka ay Xiligii doorashada ka Harsan tahay waqti dhan Shan Bilood iyadoo aan lagaraneyn inuu xil kororsi samayndoono Maamulka Hadda jira iyo in kale.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >